berberatoday.com
Mashruucii Boqor Cismaan Buur-Madaw Ka Qaatey Nabbed Iyo Nolol Oo Fashilmey iyo Ciidan Beeleedkii Uu Qarameynta U Doonayay Oo Puntland U Gudbey
June 11, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berbertoday.com)-Kadib Markii Xukuumadda Somaliland is hortaagtey, in Ciidamada Qaranka Somaliland loo Diiwaangaliyo Ciidan Beeleed abaabulkooda iyo Ururrintooda uu Qeyb ka ahaa Boqor Cismaan Aw Maxamuud(Buur-Madaw), Islamarkaana, ay kawada Socdeen Maamulka Dawllada Federaalka Soomaaliya Madaxweyne Farmaajo iyo Raysal-Wasaarihiisa Kheyre si iyaggoo Ciidanka katirsan ay ugu gudbaan Dhinaca Puntland, ayaa iyagoo Solanihii Beesha ah kuna Hubaysan Gaadiidka Dagaalka shalay u Gudbey Dhinaca Puntland gaar ahaana Nawaaxiga Magaala Xeebeedda Boosaaso.

Warbixintan aan ka Diyaarinay Ciidan Beeleedkan uu Qorshahooda iska lahaa Boqor Cismaan.Aw Maxamuud(Buur-Madaw), oo aanu idiinka hayno Xoggo, Xaqiiqda ku qottoma islamarkaana, is dultaagaya ujeedada loo Aasaasay Ciidan Beeleedkan U Gudbey Dhinaca Puntland, iyo ilaa inta ay Silsiladiisu Xidhiidhsan Tahey, ayaa bilawgiisu dibadda usoo baxey Tan iyo intii ka Dambaysay Markii uu Muddo Banaanka ka joogey Xabsigii Xukuumada Somaliland uTaxaabtey Boqorka In muddo ahna ka Dambeysay Dibadd bixii Caare iyo Ciidamadii u Raacey dhinaca Qardho,Waxaana Sida la Xaqiijiyay Qorshaha aasaaska Ciidankanni ka balamey Maamulka Dawllada Federaalka Soomaaliya iyo Boqor Buur-Madaw, iyaddoo kutalagalku ahaa in Ciidan Beeleedkani u gudbaan Dhinaca Puntland Marka laga Dhigo Ciidan qaran taas oo ay Duqey kasoo jeedda Beesha Boqorku Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka Codsadeen in loo Qarameeyo Ciidan Beeleedkan Kadib markii uu Socdaal ku Gaadhey Deegaanadda Ceel-Afweyn, Gar-Adagg iyo Ceerigaabo haseyeeshee, uu Madaxweyne Biixi gaashaanka u Darruurey inaan Xukuumadiisa iyo Taliska Ciidankuba aany Suurtagal aheynn Ciidan Beeleed Loo Qarameeyo Maadaama oo Dagaal ahlu ahi ka Dhacay Deegaanadaasi.

Xidhiidhinata Mashruucan, oo uu Boqorka iyo Ku Xidhiidhiyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo Raysal-Wasaarihiisa Kheyre Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maareeye Xayir ayaa in Muddo ah u Xanibnaa in Ciidan Beeleedkan lala Suggo Qarameyntii Ciidanka si iyaggoo Ciidamada katirsan ay uga Gudbaan Dalka Taas, oo Boqorku Tan iyo Dib u Laabashadiisii Dalka Isuttaga Imaaraadka Carabta Waxa Dareen badani ka Dhashey, hadalo Fara badan oo Boqorku kaga hadley, Arinta Tusaale, ahaan Baaqyadiisii Shir Beeleedyo Lagu Qabanayo Magaalada Burco, iyo Siyaalaha uu uga hadley iyadoo Silsilad Taxane ah ay ku noqonaysay Oo qeyb ka ah Dilkii Labada Sarkaal, Dilkii.Askarigii Laascaanood lagu Diley iyo Baaqyadii Shirarka uu Mar Ku Baaqey Marna Xusey in aanu isaguba Waddin iyo intanay dhumuc ahaan leeg Tahey Hawlgaladii taas oo Si Fudud looga Akhrisan karro inta Dhinac ee Boqorku Fawddda Atintan Xooga ku Saarey.Lasoco

 

 

Xigasho Berberanews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews