berberatoday.com
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland 30-sanno Ayuu Na .Hortaaganyahay Jiingad Nooma Dhisin .Hadana Wuxuu Rabaa Inuu Dhaxlo Ninka Ay Qaraabada Yihiin ee Axmed Cali Ubaxle. W/Q Cabdi Yaasiin Yool
June 14, 2019 - Written by admin

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland 30-sanno Ayuu Na .Hortaaganyahay Jiingad Nooma Dhisin .Hadana Wuxuu Rabaa Inuu Dhaxlo Ninka Ay Qaraabada Yihiin ee Axmed Cali Ubaxle.

Gudoomiyaha Gollaha Guurtida Somaliland .Saleebaan Maxamud Aadan .Ayaa Hadda Bilaabay Qorshe ah Inuu Dhaxal .Siyaasadeed Uga Tago Axmed Cali Ubaxle.Oo Marka Toliimada ay Wadaagaan Ee Solomadaw .Laga Yimaado Ay .Yihiin Ilmaabti .Saleebaan Waa Ninka Axmed Ubaxle Siyaasada Kusoo Daray ee Xilligii Dawladii Daahir Riyaale .Ka Dhigay Wasiirka Warshadaha Somaliland . Isagoo Kasoo Ka Xeeyey Wadanka Canada .Gudoomiyuhu Wuxuu Ina Cali Ubaxle .Uyahay Dhagta Midig ee Uu Wax Ka Maqlo.

Axmed Cali Ubaxle .Imika Wuxuu Utaagan Yahay Musharaxa Golaha Barlamaanka ee Doorashooyinka Soosocda ee Somaliland.Haduu Waayana Waxaa Uu Saleebaan Ku.Wareejin Doonaa Kursiga Gudoonka Gollaha Guurtida Somaliland .Waayo Mudane Saleebaan Maxamud Aadan .Wuxuu Rabaa Inuu Ka Nasto .Siyaasada Oo Iska Cibaadaysto .Saleebaan Oo Intii Somaliland Jirtay .Beeshiisa Siyaasi u ahaa .Haba yaraatee Ma Jirto Wuxuu Uqabtay Deegaanada Uu .Kasoo Jeedo ee Qorilugud .Coodanle Iyo Wadaamagoo .Wuxuu Diiday In Cid .Kale Oo Siyaasi ah Kasoo Baxdo Beeshiisa Solomadaw .

Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland .30-sanno Oo Beeshiisa Siyaasada Isaga Ugu Dannbaysay Daacadna U ahayd Hogaankiisa .Wuxuu Hadana Go ‘aan Ku Gaadhay .Inuu Sidii Carabta Iyo African-ka Dhaxal .Uga Tago Qaraabadiisa Sida Axmed Cali Ubaxle.Oo Isagu Ah Ninka Inta Badan Dadka Fikirkiisa Kasoo Horjeeda Iskudaya .Inuu Laaluusho .Ama Si Kale Utaakeeyo.

Axmed Ubaxle .Oo Isu Diyaarinaya Inuu Siyaasada Iyo Hogaanka Ka Dhaxlo.Inaabtigii Saleebaan Wuxuu Sanadkii Hore Laba Booyadood Oo ah Kuwa Qaaliya Ugu Deeqay Wadada Ceerigaabo.Hada Kudarsoo Waxba Ina Ubaxle Kuma Darsan Wadada Wadaamagoo Iyo Qorilugud.Oo Dadka Deegaanku Lakaacaa Ku Fayaan Inay Dhisaan . ahna Deegaanada Uurabo Inuu Matallo. Axmed Ubaxle .Oo Ka Faa’iidaysanaya Awooda Inaabtigii Saleebaan .Wuxuu Imika Isu Haysta Dhaxal-Sugaha Soosocda ee Badalaya Guddoomiyaha Golaha Guurtida .Waxaana Laga Reebay Dhamaan Ragii La Tartami Lahaa Oodhan .

Fiirogaara:-Annigu Waxaan Isku Tiriyaa Jiilka Sadexaad .Qof .Dadkiisa Iyo Deegaankiisa Hadaanu Waxba . Uqabanyn Lagama Yaabo Inaan Qalin Ku .Difaaco Ama Reernimo .Wax .Noo Shaqeeyaan Rabnaa Uma Baahnin Wax .Naga Shaqaysta. Dulqaadkii Wuu Naga Dhamaaday Waxaa Nagu Jira Dhiig Cusub Caalamku Sidan Umma Shaqeeyo . Kumanaan Juhallo ah Waxaa Dhaama Shanqof oo Nadiifo Oo Isku Arragti.tihiin .

Cabdi Yaasiin Yool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews