berberatoday.com
Abwaankii Allifay Heesta “Aan Maalno Hasheenna Maandeeq”Oo Hargeysa Ku Geeriyooday.
June 15, 2019 - Written by admin

Abwaan Saxardiid Maxamed Cilmi (Jebiye) ayaa magaalada Hargeysa ku geeriyooday 
Alle ha janneeyee Abwaanku sida uu iigu sheegay waraysi aan 4 sanno ka hor Hargeysa kaga qaaday qiyaas ahaan sannadkii 1938kii ayuu ku dhashay Magaalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda Jameecada oo la sheego inay ahayd halkii magaalada Hargeysa ay ka bilaabmay asaaskeedu.
sannadihii 1954-1955 ayuu sugaan samaynta ka bilaabay Hargeysa, wuxuu allifay riwaayado dhawr ah oo qaarkood ka hadlayey xorriyad doonka Soomaalidii Ingiriisku haystay. Sidoo kale wuxuu lahaa laxanno Qaraamka ah sida laxanka cajiibka ah ee Kaar.
Dadkii uu fankooda soo gacan qabtay waxa ka mid ahaa Cismaan Maxamed Cabdikariim , Axmed Muxumed Good Shimbir iyo Xaliimo khaliif Magool. Oo dhammaantood qaada heeso uu allifay sida Asluub badaneey.
Heesta loo aqoonsaday heesta xorriyadda ee “Aan Maalno hasheenna Maandeeq” ayuu allifay waxaana heestaas la qaaday calansaarkii 26 June 1960″ waxaana heestaas qaaday Maxamed Axmed kuluc oo ay weheliyeen hoboladii Hargeysa.
Alle ha janneeyo wuxuu ahaa ogaalkayga Abwaanka ugu da’daweyn ee ka sii hadhay Suugaanleydii Cuslayd.

 

Sources Cumar Seerbiya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews