berberatoday.com
Shoodh Laydh Oo Ka Kacay Dab Qaybiyaha Korontada (Transmoter) Ee Degmooyinka Maxamuud Haybe Iyo Axmed Dhagax Oo Khatari Ka Dhalatay
June 16, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa caawa fiidkii abaaro sideedii habeenimo uu dab weyni ka kacay Dab Qaybiyaha Korontada ( Tranmoter ) ee dabka u qaybiya Degmooyinka Maxamuud Haybe iyo Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa.

Dab qaybiyahan ayaa waxaa ka agdhawaa kaalinta shidaalka ee Tayasiir, Shirkada Telesom, Meherado Ganacsi oo Tiro badan iyo Guryo intaba, waxaanay khatar ugu jireen in dabkaasi ku fido, balse Ciidanka Dab-demiska caasimada Hargeysa oo gaadhay goobta uu dabku ka kacay ayaa ka xakameeyay dabkaas.

Ciidanka ayaa ku guuleystay daminta dabkan, iyadoo ciidanku adeegsanayo xirfada dab-daminta, waxaana hawlgalkaa dhamaan ka soo qayb galay xarumaha degmooyinka ee Ciidanka Dab-demiska.

Taliyaha Ciidanka Dab-demiska, Taliye Xigeenka, Agaasimaha Fulinta, Laamaha amaanka caasimada iyo Maayir xigeenka Caasimada Hargeys, ayaa iyaguna hawlgalkaa goobjoog ka ahaa kana warbixiyay, sidoo kalena wacyigelin siiyay shirkadaha korontada iyo bulshadaba.

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews