berberatoday.com
“Maayir Cabdi Shakuur Cidin markuu reer burco ahaa wuu kaaga sharaf badnaa maantana xilka maayirnimada wuu kaaga haldoorsan yahay maayir ina muraadaw W/Q Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil
June 26, 2019 - Written by admin

Maayir cabdi shakuur cidin markuu reer burco ahaa wuu kaaga sharaf badnaa maantana xilka maayirnimada wuu kaaga haldoorsan yahay maayir ina muraadaw shalay maxaad burco ka ahayd maantana maxaad maayirnimada ku tahay hadii cabdishakuur cidin kaaga mudan yahay ee aan ku faani kartaa. Maayirka berbera waxa uu ahaa nin reer burco ah oo kaga magac waynaa maayirka burco maanta maayirka berbera waxa uu yahay waxay ka muuqataa magaalada berbera iyo gobalka saaxil sidaa daraadeed maayirka magaalada berbera wuuka karti badan yahay, oo wuu ka aqoon badan yahay,oo wuuka waxqabad badan yahay,waanu ka hadal qurux badan yahay maayirka magaalada burco ee gobolka togdheer oo aan 7dii sano ee uu joogay aan waxa muuqiyo magac aan ka qaban magaalada burco isla markaan wax baritoole lagu xasuusto aan ka tagin aan soo gaabiyo hadalkee waxaan hubaa laba nin ama laba masuul oo lays barbar dhigi karo maaha waxaanan kula talin lahaa inuu maayirka burco iska aamusi inaan hadalka iyo cayda iyo aflagaadada wax magac lagu yeesho maahee waa waxa naaqisnima iyo liidanimada lagu noqdee horta inta uu maayirka berbera magaaladiisa u qabtay in leeg horta magaaladaada u soo qabo dabadeed kaalay fagaarayaasha kaftanka iyo isku faanka ee siyaasaduhu isaga gooshaan inata intaa ka horayso waayahaaga iyo xanuunkaaga iyo cuqdadaada laabta ku hayso maanta waa lagaa sitaa amaan iyo sharafta laysku maamuusee waxqabadka lagu helo Midna aan kuugu daree magaalada berberi haday tahay 4km iyo hadii ay ka badan tahayba waxa uu maayirka magaalada berberi waxa uu ku guulaystay inuu cashuurta guraha berbera ku yaal taasoo ka muuqata bilicda magaalada berbera ka muuqata ee aan idhaha reer soomaaliland ka qarsoomayn raganimadiisa iyo kartidiisa ayuu kula soo baxay iyo ka raali ahaanshaha bulshadiisa aan kala lahayn bari iyo galbeed toona ee reer saaxil Maayirka magaalada burco waxa uu cashuurta ka qaadi kari waayey kuna guul daraysatay inuu cashuurta guraha oo sanadkii kasta gaadhaysa ugu yaraan $100,000 us dallar waxaan uga dan leeyahay masuulka magaaladiisii oo uu maayir ka ahaa mudo 7 sano ka badan ma filaayo inuu yahay nin cashuuro kale iyo hawlo kale ka lagu gali Kara ama lagu halayn karo ee xanuun kale maayirka berbera nacaba ayaa ka hadlinaysa waxaana ka marag furaysa hadaladiisa iyo caytankiisa balse waxaanu ogayn shalay inuu kaga magac wanaagsanaa magaalada burco magaaladana waxa uu maayirka berbera ahaa nin ganacsade ah oo fikirado cusub oo waxsoosaara ah ku fikiri jiray sida tijaabadii beerista bariiska oo aanu maayirka burco waligii aanu ku fikiri karin inta noloshiisa ka hadhsan halka maayirka berberi isagoon maayir ahayn ku fikiraayey ee waxaan hadalka ku soo gabgabeeyey shalay maxaad ahayd maayirnimada ka hor ina muraadaw cabdishakuur cidin nin magac iyo masab iyo maamuus sharafeed kaaga karaamo waynaa shalay burco weeyee maantana maayirnimada iyo xilkaaga waa nin kaaga haldoorsane maxaad ka tahay maanta magaalada burco ee aad maayirka ka tahay ina muraadaw. Wabilaahi watawfiiq. Abwaan yuusuf cabdiraxmaan jibriil

 

 

W/Q Yuusuf Cabdiraxmaan Jibriil

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews