berberatoday.com
Shirkadaha Maraakiibta Koonteenarada Xambaara Oo Lacago Ku Kordhinaya Ganacsatada Dekeda Berbera Badeecadaha Kala Soo Daga Iyo Saameynta Ay Yeelan Doonto
July 5, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Shirkadaha wakiilada u ah Marakiibta Koonteenarada Xambaara ayaa Kor dhinaya Lacagtii D,O,ga ee ay ka qaadaan calaa koonteenar, Shirkadahan Koonteenarada Wakiilka u ah ayaa Dhowrkii sanoba mar Kor u qaada Lacagta ay ka qaataan koonteeenarada ganacsatadu badeecadaha kala duwan kusoo gurtaan,

Sida la Ogyahay sanadkii 2016 Waxay ku kala kordhiyeen koonteerada ka 20ft $40 halka Ka 40 Ft ah ay ku kordhiyeen $60 Koonteenarka 20ft ah waxaa la qaadi jiray $45 Doolar waxayna ka Dhigeen $85 Doolar Koonteenarka 40 Ft ah waxay qaadi jireen 95 waxanay ka Dhigeen $155 Doolar Iminkana waxaay ka Dhigayaan Koonteenarka 20 Ft ah $150 Doolar halka Koonteenarka 40 Ft ah Aay ka Dhigayaan $215 Doolar Arinkana Ayaa waxaa Horkacaya shirkada MSC oo ah Ta Ugu shaqada badan Shirkadaha ka Shaqeeya Maraakiibta Koonteenarada qaada ee dekada berbera macaamilka joogtada ah la leh.

Hadaba Lacag kasta oo ay Kordhiyaan shirkadaha ganacsigu waxay Fuuli Doontaa Bulshsda Somaliland Lamana garanayo sababta kaliftay in ay Xiligan Ku fakiraan in ay Cidhiidhi sii galiyaan Umada Somaliland ee Haduun kasoo Doogaysa Sicir bararkii iyo Abaarihii mudada dheer aafeeyay waayo lacagtaasi marka lasaaro ganacsatada wax kala soo degta dekada berbera iyaguna shacabka ayuun bay fuulayaan intay waliba laban laabaan lacagtaa shirkaduhu ka qaadeen.

Lacag Kordhintan ayaa Bilaabmi Doonta 7 July ee 2019 sida ku cad warqada sirta ah eee shirkada MSC Laga Helay Taas oo warbaahintu heshay,

Dhanka kale Wasaarada Horumarinta Ganacsiga iyo Warshadaha Jamhuuriyada Somaliland ayaad Moodaa Inay ka gaabinayso xakamaynta Shirkadaha  aan cidna waxba iskaga tirinayn ee markay doonaanba lacagta korodhsanaya waxaana suura gala in arinkan buuq badani ka dhasho oo ganacsatadu ganafka ku dhufato inta muranku jirana shaqo joojin ay dhacdo hadaan si deg deg ah xukuumadu uga hortagin

Halkan Hoose Ka Akhri Waraaqaha Lacagahan Ay Shirkada MSC Ku Kordhinayso

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews