berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Ka Hadlay Halka Uu Marayo Dhismaha Dugsiga Farsamada Gacanta Ee Berbera Iyo Door Uu Sheegay Inay Ka Qaateen Ganacsatada Qaar Kamidi
July 10, 2019 - Written by admin

Berbera(Berberatoday.com)-Xildhibaan Siciid Cilmi Ayaa faah faahin ka Bixiyay Qaybaha Uu Ka Kooban Yahay Dugsiga farmasada Gacanta Ee Magaalada Berbera iyo Sida ay Reer Saaxil Uga faa,iidi Doonaan,

Sidoo kale xildhibaan siciid oo kamida mudanayaash golaha wakiilada Somaliland lagana soo doortay gobolka saaxil  ayaa mid mid usheegay ganacsatada reer Somaliland iyo sida ay uga qayb qaateen maalgalinta dugsiga farsamada gacanta.

Dhanka kale xildhibaan siciid ayaa fariin culus udiray maamulka DP WORLD oo aan wali wax taakulo ah ka gaysan dugsigan halka taa badalkeeda ay xataa shaqaalaha kasoo qaateen dibada iyadoo reer berberi bilaa camal yihiin.

wakiilada somaliland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay Waji Gabax ay kala kulmiyeen maamulka Oomaar Company oo uu sheegay xataa in uu diiday in Uu Qaabilo, iyagoo haldoorkii gobolka saaxil, Ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews