berberatoday.com
Deegaano Ka Tirsan Gobolka Sanaag Oo Bandow Lagu Soo Rogay Iyo Ciidamo Badan Oo Lagu Daad Gureeyay.
July 10, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatioday.com)-Abaaro 7-Subaxnimo ee saaka ayaa bandoo lagu soo rogay Magaalooyin ay ka mid tahay Ceel Afweyn Waxaana gabi ahaanba lagu daadiyay Ciidamo hub iyo tikniko ku gaashaaman.

Dad ku sugan Magaalada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag ayaa noo xaqiijiyay bandooda waxaana ay noo sheegeen in la joojiyay dhaqaaqii gaadiidka iyo dadka iyadoo sidoo kalena ay ciidan wadaa baadhitaan xoogleh.

 

Arrintan ayaa daba socota dagaal dhiig badani ku daatay oo labadii maalmood ee u dambeeyay deegamaasi ku dhex maray maleeshiyo hubaysan oo ka kala tirsan beelo walaalo ah oo deegaamaasi wada dega.

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews