berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalada Deegaanada Ceel Afwayn.
July 10, 2019 - Written by admin

Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Xaalada guud ee deegaanada ceel afwayn Ee gobolka sanaag ayaa degan kadib la dagaal khasaare badan sobobay oo ka dhacay maalmihii lasoo dhaafay.

Ciidamada qaranka jamhuuriyada Somaliland ayaa iyagu ku sugan goobihii ay dagaaladu ku dhexmareen labada beelood ee wada degan deegaanadan.

Maayara degmada ceel afwaynay oo uwaramayay Tvga Saab ayaa sheegay in ay xaaladu degan tahay maanta amaanka deegaankana ay gacanta ku hayaan ciidamada kala duwan ee Somaliland.

Dhanka kale xukuumada Somaliland ayaa iyagu gabi ahaanba ka hadal dagaalka labada beeleed ku dhexmaray deegaanada ceel afwayn laba ,maalmood oo isku xigay si cad looma oga sobobta ay afka uga xidhatay xukuumadu dagaalkan uu dhiiga badani ku daatay.

HALKAN KAGA GOBO WARKAN OO FAAH FAAHSAN

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews