berberatoday.com
Gudoomiyaha Guurtidu Muxuu Ka Yidhi Dib U Dhaca Doorashada Iyo Mudo Kordhin Mar Kale La Sameeyo?
August 12, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay dib u dhaca guddida doorashadu shaacisay ee ku imanaya doorashadii baarlamaanka iyo colaada ka taagan deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

Gudoomiye Saleebaan ayaa sheegay in hadii ay duruufi timaado ay golaha guurtidu samaynayaan mudo kordhin, waxaanu baaq u diray bulshada colaadu ku dhexmarayso deegaanka ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

 

Gudoomiye Saleebaan oo ugu horayn ka hadlaya dib u dhaca doorashada ayaa waxa uu yidhi “marka ay timaado golaha guurtida ayeynu arkaynaa , aniga waxba imay soo gaadhin, golaha guurtiduna markaas ayuunbuu ka talin, doorashaduna insha allah dib u dhici mayso laakiin hadayse duruufi keento waa la kordhin.”Ayuu yidhi gudoomiye Saleebaan oo la hadlay bulshotv.

Sidoo kale waxa uu baaq u diray beelaha colaadu ku dhexmarayso degmada Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag “Dadkaas bariga waxaan leeyahay nabad qaata oo is dhawra oo xanaanaysta oo walaalooba anagana warwarka iyo walaaca naga daaya, intaas aad is dilaysaan anaguna waanu naxaynaa oo ma nabad qabno.”

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews