berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Dagaaal Ka Socda Ceel Afweyn Iyo Khasaaraha Ilaa Hada Ka Dhashay
August 12, 2019 - Written by admin

Ceel Afweyn(Berberatoday.com)-Dagaal ayaa mar kale ka qarxay deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag.

Dagaalkan oo u dhaxeeya labada beelood ee sanadadii ugu dambeeyey colaadu ka dhextaagnayd ayaa ka dhashay dil loo gaystay nin lagu dilay kaalin shiidaal oo ku dhextaala magaalada Ceel Afweyn.

Wariyaha Hadhwanaagnews ee gobolka Sanaag ayaa xaqiijiyey in dagaalku dhexmaray labadan beelood isla markaana khasaaraha ka dhashay ilaa hada la ogyahay laba qof oo dhimasho ah iyo afar qof oo dhaawac ah.

Dhinaca kale wariye Elsar ayaa sheegay in ciidamada somaliland ay ku hawlanaayeen sidii ay u kala dhexgali lahaayeen beelaha dagaalku ku dhexmarayo gobolka Sanaag, isaga oo xusay in badhasaabkii gobolkuna uu haatan u baxay dhinaca deegaanka uu dagaalku ka socdo.

Masuuliyiinta gobolka Sanaag oo uu ugu horeeyo Badhasaab Tiimbaro ayuu sheegay inay wadaan dedaalo xoog badan oo lagu kala dhexgalayo labadan beelood ee caadaystay dagaalka hadyo jeer dhexmara.

 

 

Sources Hadhwanaagnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews