Xafiiltan Siyaasadeed Ka Dhex Aloosan Dalalka Jabuuti Iyo Kenya Iyo Waxa Uu Daaran Yahay!
August 12, 2019 - Written by admin
Nairobi(Berberatoday.com)-Dalalka jabuuti iyo Kenya ayaa utartamaya kursi kamid ah golaha amaanka kaasi oo laga doonayo buuxintiisa wadamada bariga Africa labadan dal ayaa midba midka kale ka codsanayaa in uu u tanaasulo