Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Mudo Kordhin Lafilayo In Mar Kale Loo Sameeyo Golaha Wakiilada!
August 13, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland oo ka hadlay aragtida golaha ee mudo kordhin lafilayo in loo sameeyay golaha wakiilada oo ay sobobtay dib udhac markale ku yimid wakhtigii loo mudeeyay doorashada golayaasha deegaanka iyo wakiilada.