berberatoday.com
Wasiir Baylaha Xamar Oo Ka Hadlay Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi
August 13, 2019 - Written by admin
Wasiir Bayle Oo Ka Hadlay Kulanka Madaxweyne Biixi

Makka(Berberatoday.com)-Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Bayle oo ka mid ah wasiirrada Soomaaliya ee la kulmay madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in farriinta sawirka ama kulanku xambaarsan yahay tahay midnimo iyo walaalnimo, islamarkaana bulshada Soomaalidu u harraadan tahay nabad waarta iyo dib u heshiisiin rasmi ah.

Boggiisa Twitter-ka ayuu ku qoray qoraal u dhigan “Dadka Soomaaliyeed waxay u ooman yihiin nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin dhab ah.
Farriinta wanaagu ka muuqdo ee ka socota dhammaan Xaajiyaashii Haram-ka ku kulmay waxay muujineysaa in aan loo kala harin is ku dhex jira, midnimadooda, iyo rabitaanka ummada Soomaaliyeed ee wada noolaasha iyo wadajir wax u qabsiga taas oo aas-aasi u ah nabad waarta iyo guul aan gaarno.
Aynu dhammaanteen garwaaqsano inaan u dhaqaaqno ugu dambeyntii dib-u-heshiisiin dhab ah oo macno inoo leh, isla markaana bulshadeena u horseedda barwaaqo iyo midnimo.”

Dr Abdirahman Beileh@DrBeileh

The Somali people are yearning for lasting peace & reconciliation. This is the message from all Hajis at the Haram, without an exception. The time is right now. Let us all commit ourselves to a final push for true and meaningful reconciliation.This is the message from the Haram!

View image on Twitter
https://twitter.com/DrBeileh/status/1161171191966646272?ref_src=twsrc%5Etfw%7Ctwcamp%5Etweetembed%7Ctwterm%5E1161171191966646272&ref_url=https%3A%2F%2Fwww.sayruuq.com%2Fwasiir-bayle-oo-ka-hadlay-kulanka-madaxweyne-biixi%2F
Berberatoday.com
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews