berberatoday.com
Dawlada Kenya Oo Ku Guuleysatay Matalaada Kursiga Africa Ee Qarramada Midoobey.
August 22, 2019 - Written by admin

Nairobo(Berberatoday.com)-Dawladda Kenya ayaa ku guulaysatay codbixintii Guddiga Joogtada ah ee Ururka Midowga Afrika ee loogu tartamayey cidda qabanaysa kursiga Afrika ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay sannadaha 2021-ka illaa 2022-ka.

Kenya ayaa cod-bixin ka dhacday magaalada Addis Ababa heshay 37 cod, halka Jabuuti oo la tartamaysay ay ka heshay 13 cod. Soomaaliya ayaa taageeraysay musharraxnimada Jabuuti.

Dawladda Kenya ayaa soo dhoweysay guusha diblomaasiyadeed ee ay gaadhay, waxayna uga mahadcelisay Ururuka Midowga Afrika cod-bixinta ay siiyeen.

Ururka Midowga Afrika ayaa magaca Kenya horgayn doona Golaha Ammaanka bisha June ee sannadka dambe, cod-bixin ka dhacaysa New York. Kenya ayaa haddii ay kursigaasi hesho haynaysa laba sano. Kenya ayaa in muddo ah si weyn u doonaysay kursigaasi.

Muhiimadda codkan ay Kenya ka heshay Afrika ayaa Caasha Ibraahim Aadan waxay ka waraystay Cabdisamad Cabdiwahaab oo ka faallooda arrimaha Geeska Afrika kuna sugan Nairobi.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews