berberatoday.com
“Wasiirka Warfaafinta Deg-deg Ayaa Ku Jira Ee Haka Fiirsado Wuxuu Ku Hadlaayo”Xildhibaan Mataan Hoori
August 22, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan), oo ka mid ah Xildihbaanada Golaha Wakiilada,kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa jawaab ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay Wasiirka Warfaafinta ee uu ku dhaliilay Xisbiyada Mucaaradka, waxaanu ugu baaqay inuu ka fiirsado hadalka uu ku hadlaayo.

Xildhibaan Aadan Muxumed Hoori (Mataan),oo u waramay Wargeyska Geeska Afrikaayaa sidoo kale ka hadlay dagaalka dhexmaray Somaliland iyo Puntland, waxaanu ugu horeyn hadalkiisa ku bilaabay “Wasiirka Warfaafinta deg deg ayaa ku jira, ee inuu ka firsado wuxuu ku hadlaayo ayaa u wanaagsan, eeddaha uu u soo jeedinayo Xisbiyada mucaaradkuna waa waxba kama jiraan, Xisbiyada mucaaradkuna doorasho ay  diidan yihiin ma jirto, heshiis ay jabiyeen oo ay ka baxeen oo uu ogaana ma jirto”.

Mar uu ka hadlaayey dagaalka shalay dhex maray  Somaliland iyo Puntland wuxuu yidhi “Maamul Goboleedka Puntland wuxuu dhaqan iyo caado ka dhigteen inay kolba xadkayga iyo dhulkayga ku soo xad gudbaan, waxaana leeyahay Maamulka Puntland xad gudubka joojiya, oo dhulkiina iyo xadkiina ku eekada, haddii aanu nahay Somaliland waxaanu leenahay Ciidan Qaran oo cadawga iyo cid kasta oo gardaro wada oo ciideena ku soo xad gudba jabinaya, markaas Maamulka Puntland waxaa u roon inay xad gudubka joojiyaan, haddii kale khasaare mooye faa’iido nagalama kulmayaan”

 

 

Xigasho Wargeyska Geeska Afrika

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews