berberatoday.com
Khilaafkii Udhexeeyay Golaha Deegaanka Gabiley Oo La Soo Afjaray Iyo Qodobada Lagu Heshiiyay! G
August 23, 2019 - Written by admin

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay Mr. James Swan ayaa warbixin uu Khamiistii ka horjeediyey Golaha Ammaanka waxa uu ku soo qaaday booqashadiisii u horreysay ee uu ku tagay Somaliland iyo qoddobadii uu kala hadlay madaxda Jamhuuriyadda Somaliland.

James Swan wuxuu sheegay inuu booqasho laba malamood qaadatay uu ku tagay Somalland 27kii illaa 28kii July 2019. Waxaannu yidhi “Waxaan booqday Somaliland 27 ilaa 28kii July ee la soo dhaafay waxaan la yeeshay Madaxda Somaliland wadatashiyo isbarasho ah.”

“Waxaan ku dhiirigeliyey in la sii wado wada hadalka u dhexeeya dawladaha Hargeysa iyo Muqdisho si looga gun gaadho dedaaladii hore,”Ayuu yidhi Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qarammada Midoobay u qaabilsan Somaliland iyo Somalia.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews