berberatoday.com
Musharax Ibraahim Mohamed Dr Ismaaciil Maano Oo Markii Labaad Usharaxa Xubnaha Golaha Deegaanka Magaalada Lilehamner Ee Dalka Norway
September 8, 2019 - Written by admin

 Norway(Berberatoday.com)-DrIsmaaciil Maano Ibr MohamedWaa Musharax Gole Deegaan Dalka Norway gaar ahaan Degmada Lilehamner 
Waa Markii Labaad Uu Musharax Gole Deegaan Noqdo Isaga Oo Afar Sano Hore Ahaa Xildhibaan Uqaabilsan Golaha Uu Katirsanyahay Dhinacyada Waxbarashada. Caafimaadka. Goobaha Caruurta Lagu Xanaaneeyo. Masaajidada Dadka Muslimka Ahi Ku Tukadaan Iyo Daryeelkooda Iyo Waliba Daba Galka Dacwadaha Dadka Somalida Iyo Muslimka Ah Ee Caruuraha Gaaladu Ka Qaado Uu Uhawl Galo Sidii Caruurtooda Ay Uheli Lahaayeen Dacdi Badana Uu Ku Guulaystay Caruurihii Famliyadooda Laga Qaadayna Usoo Celiyay.

Waxa uu caan kuyahay ka shaqaynta isdhex galka bulshooyinka kuwada nool dalkaasi Norway.
Doorashadu Waxay Dhacaysaa Beri Waxaanu Sheegay Ibrhamin Mohamed Inuu Guul Iyo Cod Badan Filayo Sidoo kalena rajaynayo inuu Kusoo Baxo Waaxanu Katirsanyahay Musharaxu Xisbiga Venstre.
DrIsmaaciil Maano Waa in Dhalinyaro Ah Oo Firfircoon Waa Barbaartii Berbera Oo Mudooyinkii Danbe Dalka Norway Ku Noolaa Horumar Balaadhana Ku Talabsaday.

Musharuxu waxa uu ka codsanayaa dhamaan taageerayaashiisa inay si habsamiya codadkooda udhiibtaan oo goobaha cod bixinta iska xaadiraiyaan goor hore isaga oo uga mahad Celiyay taageerada ay markasta la garab joogaa musharaxnimadiisa.

Musharax Ibraahim Mohamed oo aanu Khadka tilifoonka kula xidhiidhnay ayaa no sheegay inuu waxqabadkiisii Bulshada soo doortay uu sii laban laabi doono guulna uu ka filayo doorashada.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews