berberatoday.com
Haadka Gorgorka Oo Caruur Dhimasho Iyo Dhaawac Ugu Geystay Deegaanka Gaashaamo+Sawiro
September 10, 2019 - Written by admin

Gaashaamo(Berberatoday.com)-Wararka Naga soo gaadhaya deegaanka Gaashaamo ee Kililka Somalida Itoobuaya ayaa sheegaya in Shinbirka Ama Haadka Gorgorka Loo Yaqaano uu Ku Weeraray Laba Caruura Miyiga Deegaanka Gaashaano Mid Kamida Caruurtaasi Waa Geeriyooday Kadib Markii Uu Haadku Dhaawacyo Uga Geystay Madaxa Iyo Beerka iyo indhaha oo la sheegay inuu kala baxay Halka Kii Kale oo dhaawacyo halisa qabana Lagu Dabiibayo xaaladiisa Caafimaadka Cisbataalka Magaalada Gaashaano.

Labada caruura ayaa da,dooda lagu qisaay lix jir iyo 7 jir reer baadiye ah oo xoolo la joogay.

Warku waxa uu intaas ku daraya inaan wali si rasmiya loo aqoonsan sababta uu Haadkan Gorgorka ahi caruurta u weeraray una cuna waxase la tuhunsan yahay in ama gaajo ugaysay ama ay caruurtu ka laayeen dhalaal kadibna uu sidaas caruurta ku weeraray dhaawaca iyo dhimashadun ka dhalatay

War kaloo aanu deegaankaas ka helay ayaa sheegaya in wiilka dhintay uu Gorgorku kala baxay Beerka iyo Indhaha Madaxana dhawaacyo halisa uga geystay.

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews