“Maamul Xumada Muuse Waxay Keentay In Dadkii Ku Fikiraan Jabhado”Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad Ee Xisbiga Ucid Prof Qaasim Ibraahin Tubeec
September 22, 2019 - Written by admin
Boorama(Berberatoday.com)-Prof Qaasim Ibraahin Tubeec guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga UCID ayaa daboolka ka qaaday in degmada Dila ee gobolka Awdal ay jabhadi ka jirto sida oo kalena ay soo noqonayso jabhaddii Suldaan Wabar.