Suxufiyiin Ka Hawlgala Hadhwanaag News Oo Xoriyadoodii Dib U Helay
September 23, 2019 - Written by admin
Hargeysa(Berberatoday.com)-Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa xaqiijiyey in suxufiyiin ka hawlgala shabakada Wararka ee HadhwanaagNews oo kuj dhawaad 15-kii maalmood ee u dambeeyey xidhnaa in xoriyadoodii ay dib u heleen.