berberatoday.com
Darawalka Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Nin Shacab Ah Ku Toogtay Tuulada Dhubato Oo Katirsan Degmada Laasgeel
October 15, 2019 - Written by Berbera Today

Dacar Budhuq(Berberatoday.com)-Darawalka wasiirka waxbarashada Somaliland ayaa nin shacab ah ku toogtay deegaanka Dhubato ee degmada Laasgeel.

Ninka La Toogtay ayaa ah dhaawac sida uu sheegay guddomiyaha degmada Laasgeel Mustafe Jabiye.

Ninka dhaawaca geystay ayaa marka uu ninka toogtay waxa la socday wasiirka waxbarashada ee uu Darawalka u yahay.

Labada nin ayaa muran kooban dhexmaray sida la sheegay kadibna Dawaralka wasiirka ayaa la soo baxay Baastoolad oo ku dhuftay ninka shacab ah.

Wefdiga wasiirka Ayaa Ku Socday Degmada Goda Weyn Ee Gobolka Saaxil Iyagoo U Sii Dhafayay magaalada Burco ee gobolka Togdheer  iyaga oo deegmadaas kormeer la xidhiidha waxbarashada utagaayay hase yeeshee markii shilkani dhacay dib ugu laabtay Magaalada Hargeysa.

ninka dhawaacu gaadhay ayaa isagana la sheegay in Hargeysa Loo Qaaday dhaawiciisa Lama oga in Wasiirku darawlkiisa ninka shacabka ah Toogtay uu Ciidamada amaanka ku wareejiyay oo la xidhay iyo in kale waxase kaliya la cadeeyay inay hargeysa ku laabteen.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews