berberatoday.com
Waddani Oo Xubintiisa Komishanka La Noqday Iyo Sababta
October 15, 2019 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiilada Somaliland Beeshe Maxamed Faarax, ayaa sheegay inuu Madaxweyne Biixi Gollaha Wakiilada u soo gudbiyey liiska Magac-yadda todobadii xubnood ee Guddida cusub ee Doorashooyinka Qaranka Somaliland,kuwaas oo uu sheegay in uu golluhu waajibkiisa ka gudan doono.
Dhanka Kalene Guddoomiye Beesha ayaa shaaca ka qaaday in xisbiga WADDANI uu hakiyey Xubintiisii u meteli lahayd Komishanka cusub ee doorashooyinka,waxaanu sheegay inay war-qad uu WADDANI ku hakinayaan xubintiisa ay golllaha soo gaadhay, iyadoo uu xisbiga WADDAN ka biyo diiday laba xubnood oo uu Madaxweynuhu soo xulay, kuwaas oo kale ah Cabdirashiid Riyo Raac oo ka tirsan gollaha dhexe ee xisbiga KULMIYE iyo Kaltuun oo kamid ahayd Komishankan hadda wakhtigiisii sii dhammaanayo oo lagu tuhun sanaan inay qayb ka ahayd inqilaabkii doorashadda loo eekaysiiyey ee dalka ka dhacay 2017-kii a..
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews