berberatoday.com
Xisbiga Ucid Oo Soo Saaray Qoraal Ay Ku Diidan Yihiin Xubinimada Cabdirashiid Riyoraac Ee Gudida Doorashooyinka
October 16, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID ayaa maanta qoraal ay ku diidan yihiin magacaabista Cabdirashiid Riyo Raac, u gudbiyay madaxweynaha Somaliland iyo shirguddoonka wakiillada.

qoraalka ayay ku dalbanayaan in madaxweynuhu ka laabto magacaabista Cabdirashiid Riyo Raac, oo ay sheegeen in uu ka tirsan yahay xisbiga Kulmiye.

Waddani ayaa iyaguna shalay hakiyay xubintoodii iyagoo ka cabanaya xubnaha madaxweynuhu soo magacaabay.

madaxweyne Biixi, ayaa isna maanta sheegay arrintani u taallo golaha wakiillada oo ay diidaan ama ansixiyaan.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews