berberatoday.com
Huteel Uu Leeyahay Trump Oo Lagu Qabanayo Shirka G7
October 18, 2019 - Written by Berbera Today

New York(Berberatoday.com)-Mid ka mid ah huteelada raaxada ee uu leeyahay Madaxwayne Donald Trump oo ku yaalla gobolka Florida ee dalka Mareykankja ayaa marti galin doona, oo lagu qaban doonaa shirka wadamada G7 bisha June ee 2020, waxaa sidaasi laga soo xigtay aqalka cad.

Madaxa shaqaalaha ee aqalka cad Mick Mulvaney ayaa beeniyay in Madaxwayne Trump uu dhaqaala ka faaidi doono shirkaasi lagu qabanayo mid ka mid ah Huteeladiisa.

Mr Mulvaney ayaa yiri “Donald Trump ‘ waa nin caan ah, taasi na ay ku filan tahay islamarkana uusan u baahnayn caannimo dheeraad ah”.

Mr Trump ayaa horay u sheegay in uusan ku lug yeelan doonin howlaha ururka Trump, islamarkana uu ganacsigiisa maamulo wiilkiisa.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews