berberatoday.com
“Ciidankeena Boolisku Waxay Ku Gafeen Qodobka 8aad Ee Xeer Nidaamka Ururada Siyasada Iyo Ansixinta Axsabta Qaran No.14 Hadii Sharcigu Shaqeynayo Boolisku Maxkamad Ayay Ku Mutaysan Lahaayeen”Garyaqaan Sciid Geeljire
November 18, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Garyaqaan Siciid Geeljire oo kamida Garyaqaanada Somaliland ayaa soo bandhigay sharciyada iyo Xeerar uu sheegay inay Ciidamada Booliska Somaliland Jabiyeen markii ay la wareegeen Xarunta Xisbiga Waddani kuna horjoogsadeen Kulankii Taageerayaasha Iyo Masuuliyiinta Xisbiga waddani ku yeelan lahaayeen xarunta Guud ee Xisbiga Waddani.

Garyaqaan Siciid Geeljire oo Bartiisa Faceebooka soo dhigay qoraal uu sharci jabin uu sheegay in Ciidamada Booliska somaliland ku kaceen oo Maxkamad ku mutaysan lahaayeen hadii sharcigu shaqeynayo ayaa Yidhi”

Ciidankeena Boolisku waxay ku gafeen qodobka 8aad ee xeer nidaamka ururada siyasada iyo ansixinta axsabta qaran No.14. Qodobkaas oo si cad uqexaya xuquuqaha xisbiyada qaranka ee sharcigu ujideeyey.
Hadaba falkii xalay iyo saaka ee ciidankeena boolisku xarunta xisbiga waddani ku tageen iyo sidoo kale talabadi xadhiga masuliyinta xisbiga ee sifaha sharciga balmarsan loo xidhay waxay labadas talabo yihiin sharci jabin ah oo ay ku kaceen ciidanka boolisku,hadi sharci lagu dhaqmayana waxay ahaan lahayd mid ciidanka lagu maxkamadeyn karo

 

 

 

Garyaqaan Siciid Geeljire
Hargeysa Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews