berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Canbaareeyay Xadhiga Masuuliyiinta Xisbiga Wadani,Kana Hadlay Kulan Ay Wada Yeesheen Madaxwayne Muuse Biixi! “
November 18, 2019 - Written by Berbera Today

“Maaha In Ay Xukuumadu Dadka Xidh Xidho Oo Ay Shacabka Kiciso,Dawladana Waxaan Leenahay Idinku Mushkilad Ha Abuurina”Gudoomiye Faysal Cali Waraabe,

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali waraabe  ayaa sharci daro ku tilmaamay xadhiga ay xukuumadu kula kacday xoghayihii guud ee xisbiga wadani iyo Afhayeenkii xisbiga wadani isaga oo sheegay in aanu xadhig xal ahayn islamaraana aanay jirin fal ay ku kaceen xubnahan la xidh xidhay

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa ka hadlay kulan ay caawa qasriga madaxtooyada kuwada yeesheen madaxwayne muuse biixi kaasi oo uu kala hadlay arimaha cakiran ee dalka ka taagan.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews