berberatoday.com
Ciidankii Ilaalada U Ahaa Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Xukumadu Ka Qaaday
November 18, 2019 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War Hadda Soo Gaadhay Warbaahinta ayaa sheegaya in Xukumada Somaliland ka qaaday Ilaaladii Ugaarka ahayd Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillahi Cirro waxaana la sheegay in Ciidanka ay qaadeen saraakiil sare oo katirsan Ciidanka Booliska Somaliland Lamana garanayo sababta looga qaaday.

Hase yeeshee Taliyaha Guud ee Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto Maxamed Aadan Saqadhi Dabagale oo maanta warbaahinta la hadlaayay ayaa sheegay in Mid kamida ciidanka Ilaalada gaarka ah u ah Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro uu Xabad uu riday dhaawacday Taliyihii qeybta Bari ee Booliska Maroodijeex Hargeysa oo hawl galka kujiray mooyi siday wax uga jiraan arinkaasi hase yeeshee sidaas ayuu Taliya dabagale Sheegay waxaana loo malanayaa in ilaalada la qaaday ee Cabdiraxmaan Ciro arinkaasi daba socoto.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews