berberatoday.com
Talo Bixin Ku Socota Madaxwayne Muuse Biix Cabdi Iyo Gudoomiye Cabdiraxman Cirro W/Q Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase
November 19, 2019 - Written by Berbera Today

Talo bixin ku socota Madaxwayne Muuse Biix Cabdi iyo Gudoomiye Cabdiraxman Cirro:


Maxaa ka dhasha Muranka iyo khilaafka joogtada ah ee Baryahan Somaliland ku soo kordhay:

Khilaafka waa sunaha nolosha iyo aragti kala duwanaashuhu waana furaha Horumarka balse haduu joogto noqdo ama laga gudbi waayo wuxuu dhalaaa qodobadan goor ku qoran:

1.Niyad jab Bulshada ku dhaca iyo kala fogaansho
2.Beenta iyo dacaayad oo fara badata,taasi oo marka danbe la rumaysto
3.Waxaa hoos u dhaca dhaqaalaha oo shaki Baa ku yimaada maalgashiga iyo cidihii samayn lahaa mashaariicda horumarineed
4.Taasina waxay dhashaa busaarad baahsan oo saamaysa Bulshada iyo Dhaliga Dawladaba
5.Waxaa lags mashquulaaa shaqooyinkii socday iyo halw maalmeedka Qaranka iyo Kuwii Gaar ahaaba oo lagu mashquulaa khilaafkaa iyo iska caabinta.
6.Waxaa Dabca wada jirkiirkii umada iyo midnimadoodii waxaana ka faaiidaysta Cawadga
7.Aakhirka waxaa yimaada Isku dhac naf iyo maalba leh,oo Sababa khasaare wayn oo mudo badan aan laga soo kaban karin
8.Waxaa kharash badan oo aad Wanaag iyo Horumar ku isticmaali lahayd lagu bixiyaya Khilaafaadka iyo iska caabinta

HADABA MAXAA LAGAGA BAXAA ARIMAHAA:

1.Noocayda khilaaafdaka waxaa jira nooc la yidhaa ” Latent Conflict” oo macnaheedu yahay Laba biyo hoostood iska aragtay AMA” Majo Jiifta” AMA “Wanjalaa Qaji” Noocaasi ma dhamaato waana joogto
2.Nooca kale waa nooc is muquunin ah oo cidi cid buquujiso oo isna ma dhamaato waayo cid baa tirsanaysa In xaqoodii aan la Marin.”Open Conflict”
3.Nooc kale waxa la yidhaa ” Win win situation” Oo waa Noocii Somaliland waligeedba lagu yaqaanay oo aha nooc labada geesoodba Guulaystaan ama la isticmaalo “Conses” oo ah nooca laga dhaxlo Wada jirka joogtada aha “Sustainable Unity”

Hadaba waxaan ku soo gababa gabaynayaa Shalay oo kaliy intaa dhacday Waa Bilow leh laba dariiq

1. Dariiqaa aan Kor ku soo sheegay ee ku danbeeya Burburka iyo
2.Dariiqa “Win win situation” we labada geesoodba guulastaan oo macnaheedu yahay QARNKAA GUULAYSTAY.

Allow Xaqa ha Waafajiyo Madaxwaynaha iyo Gudoomiye WADANI Somalilanda ha Gaadhsiiyo Wanaag iyo Cadaalad iyo Horumar Ictiraaf la wada leeyahay.

 

 

 

W/Q Maxamed Cilmi Aadan Ilkacase

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews