berberatoday.com
KU DA,AYARTA IYO DHALINYARDDA JAMHUURIYADA SOMALILAND ” MA, I MAQLAYSA, DA,YARTA IYO DHALINYARTA JAMHUURIYAD BARAKAYSANEY.W/Q AXMED ABOKOR
November 26, 2019 - Written by Berbera Today

HADDA MA IGULA A SOCOTAAN DA,YARTA IYO DHALINYARTAY FURSADAHA JIRA EE  U BAAHAN DIYAAR-GAROW DHAB AH  ?

.

Da,yarta iyo Dhalinyarda Jamhuuriyad Somaliland  Fursadaha inagu waajibka inaynu ka soo baxno  siddee ugu hagagna ?

.

Waad aragtaan halka Qaranka loo hogaaminaayo,e hadhka  cad ee Maalinta ah mid Xisbi Muxaafidka ah iyo mid Mucaaradka  ah ba  door bideen si  ma naaxanimo ka muuqata  iyo is maqiiqeed  .

 

Da,yarta iyo Dhalinyarada ma Daawadayaal iyo Taageero,  Mudaaharadayaal uun ayaa iska ahaannna.  Mise  kaalinta mudan inaan ka soo baxno ayaa ku hiranna  si aynu u gudano waajibkeena muwaadinnimo iyo ka Da, yarta ahaan iyo dhalin yarraba, ta ah howl gelidda iyo  u diyaar ahaanta  hanashadda iyo qabbadda Hogaanka Qarankeenna wakhtigan iminka aynu ku jirro iyo ka foodda inaagu soo hayaba.

 

 Waraabow bood, oo xagga  hil-baha u ,bood ayey kagga dhegeen Golaha Guurtidu arinka  la Xidhiidhay muddo kordhonta  Wakiilladda iyagga laftigooda ba ee ay shalay  gacanta u tageen markii shanaad., hasa yeesh waa la siiyey fursada iyaddaha ,waanna  u halabsadeen sidday aheyd iyaggo , toodda Shikhsiyanka ah ka eeganaya.

Da,yarta iyo Dhalinyarada  Jamhuuriyada Somaliland  ayaa fursad aad u muhiim , halkan ay ugu jirta waa haddii aynu u  garanno oo u  fahmaan sidda ay tahay.

 

Fursada waa iyagga  hadda bilaaba  diyaar garow  qisdigsu yahay  siddii Xisbiyadda la furi-doono  haddi rabb idmo,  waa waxiii nool ee  gaadha  u sii dhiillo-toshaan  inta ay goori-goor tahay , ugga qayb heli lahayeen 2022 Doorashadda Ururada.

.

Siddanna diyaar ugu sii noqon lahayeen  siddii loo bedeli lahaa  Jiilka 1940 50 ,60 iyo 70 ee girgirka hogaanka  Jamhuuriyada Somaliland  ka la lada,aa. ee u baahan in lagga fujiyo mar,uun.

 

Da,yarta iyo Dhalinyarada  ahaan kumma jirto inaynj noqonno kuwo dhowrkii sanaba Awrka lagu kacsado dabadeed  aan labba cali dib isu weydiin kaalintoodda iyo juhdigooda ay geloyeen guulaha  Xisbiyada Qabiilka noqday ee lagga duway hanaankii waanaagsan ee aynu baahan nahay.

.

Waxa laggama maar maan ah in Da,yarta iyo Dhalinyarada in aynu  Aqoonsanahay  in markeenna   Hogaanka Qaranka u hoolan,  qabbanno, oo hogaamino . Waxa aynu qaadan karrno maha ayaan qabba in maalin waliba aynu daawade , soo dhaweeye,  sii dhaweeye taageero iyo sacab-tumme  iyo mudaaharade u noqon jiilka 1940-50-60-70 ee  ay waajibka  inaggu  tahay inaanu farro-gorgor kagga furfurro  Hogaanka Dalka iyo Talintiisa.

Da,yarta iyo Dhalinyarada   Jamhuuriyada Somaliland   sidda aynu  aynu dhaqanno ee dhugano ayey  ku danbaynaysa Qarannimada Qarankeennu.  Geeska afrika  inaynu Siyaasad iyo hogaan aan hore uga tisqaadin ka dhidibno  ayey tahay imkinka  iyo hadhowba  , waxayna ku xidhan tahay haddba sidda aynu daacad u noqon uguna hawl-gallo ugunna diyaar-garowno.

.

Waxa sharci noqotay  , isla markaan hirgashay in Da,yarta Aqoon-yahanka ah iyo Dhalinyarada ku jira qaybaha kala duwan baradhadda Aqoonta in dhowrkii  sanno laggu guraayo  . Maxa diiday ? inay noqoto 2022 waxii ka danbeeya in Da,yarata iyo Dhalinyarada ay markooda noqdaan kuwo ku guuraaya 70 -80 Jamhuuriyada Somaliland  wali u haqal-taagaya inuu ku sii jirto siyaasadda inaynu ka fadhiisino,  halkaan  Da,ayartu iyo dhalinyardda 20 – 45 u dhaxaysa noqdaan kuwa hogaanka Qaranka noqdda.

.

Waa ognahay ta Maanta taagan ee Xisbiyadda iyo Xukumadda ahi in Ninkasta iyo xisbi kasta oo  hogaanka haya sidda iminka Xisbi-tallada haya u dhaqmaayo ayey dhamaantood u dhaqmi lahayeen.  Waan  aragnay  halka   ay ku Biyo, shubatay dagaalkii adkaa  iyo juhdigii ee Da,ayarta iyo dhalinyaradu ku garab siiyeen amma isla garabtaan Xisbiga Kulmiye 2022 ,2003 2005 iyo 2010 . Marka uu xisbigsi tallada Dalka qabtay  waxa weyn uu bedel oo  Da,yarta iyo dhalinyarta gudaha,  u horseeda ma jirto marka xaqiida iyo dhabta xageeda u kacno- waxa uu tagay waa ta Maanta taal iyo tii inna soo martay ee aynu marag  iyo markhaatigeeda nahay .

.

Waa ognahay Da,yarta iyo dhalinyaradda inaan dhaaan Xisbiyada hadda jirra  dhexdood wax qaderin oo mug iyo miisaan ah ayna ku lahayn , waxa inta soo rack a ka biya-diida hababka iyo qaabka Mucaarad iyo muxaafidba  isku dayeyo inuu wax ku waddo  markiba daaqada ayaa lagga saarra oo macnaheedu yahay  Xisbiyadda hadda aynu haysan ma ah kuwo ah qaranka eee waa kuwo qofka gudoomaiya ah yeelanaayo  sidda uu doono ka yeelaayo .  Waxa iyadduna Xisbiayada ku lifaaqan oo ku hoos qarsan oo aan ka wada dheregsan nahay  Aafooyinka  ina dabray ee  wax kasta oo horumar iyo  haykankii ah  Qaranka  ka soo ooday oo ah Xisbi-reer mus-danbeedka u yahay  siddanna ku yeelaanyo  waa haddii ay gudoomiya uu noqdo mid ay isku isir-yihiin.  Waa mid innagu dhiiri –gelinaysa  in diaar-garow Da,yarta iyo dhalinyaradu yahay mid kaliya ee xal-raadiska noqonaya hore iyo dan baysabba ,  hore haddi aynu isu abaabulo waa fududaaneysa  burrito hasa yeeshe haddii manta laga gws-adegeygo  mar kale aroorta amma burrito waa qaybyo inna sugaysa oo siddeed ah .

 .

Marka halka la maraayo Da,yarta iyo Dhalinyarada in hadda kuwaa aynu hore u soo aragnahay iyo kuwa kale oo ka tabba-bar qaatay  oo aan yihiin isku da,aa iyo isku dariiqo  in haddanna  aan u sii sacab-tunno kuma jirto  kuwa iyagga ah inaan xaydaabkooda iyo Siyaasadooda at aaminsan yihiin kula jaal iyo garab ahaano oo u hogaanasno.  Ta  ku dhaqaaideef qadiyadeed  ku dhiirashdeedu innagu   haboonna tahay waa  in Dalka gudahiisaiyo debadisa Da, yarta iyo Dhalinyarada ahaa    si wada jir ah u diyaar garow u uga gallno   ayaa inaggu   haboon oo inagu waajib ah xaqiiqan, waan dariiqadda saxda ee sidda xaalka Dalku Maanta yahay lagu wajihi karro , so loo hello wakhti dhow isbedel mug leh oo ka badbaadiaya Qaranka Aafadda Hogaan xumo iyo dastuur ku tumasho ee innagu habsatay.

.

Da,yarta iyo Dhalinyarada  ahaan waxa ragganimo iyo xilkanimadeed  ku jirta Maanta iyo barri iyo saadanbeba oo ah ta inala gudboon ,  waa inaan ku toosnna  siddii aynu isagga qaadi lahayn  karbaashka qoyan ee  inna saaran  isunna saarri lahayn  ,mid shaal oo aynu inagu tolonay ah oo xariir ah unn huwan  lahayn inaagu  haddii aynu nahay Da,yarta iyo Dhalinyarada Jamhuuriyada Somaliland .

.

Da yarta iyo Dhalinyarada  ayaa Maanta Qaranka badbaadintiisa horseed ka noqon karta  kuma jirto ayaan aaminsanahay Da,aada 60, 70 ,80 ah ee dhinac walba iyo dheeg kastaba Qaranka ka diirtay walin u taagan inay sii diirtaan.   Hadda ma ila socota Da,yarta iyo Dhalinyarada Jamhuuriyada Somaliland sidda xaal u jan-jeedho  , mise waxan nahay kuwo dhadhan iyo udug ku haya, sidda Xaalka yahay Maanta  , shalay iyo doraatoba , siddaas kale filaanay inay  sidaa wax ku socdaan oo Qarannimada iyo Dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland ku hanno-qaadaso Geeska afrika iyo Calamkanna aqoonsi buuxda iyo kaalin qaybteeda leh kagga geli karrata. Anniga haddi aragtidda aan dhiibto ilama aha ayaan aaminsanahay Aqoonsan  oo dareensanahay.  Waxa aan aamisanahay any ku jirto  qabashadda Da,yarta iyo Dhalinyarada Hoganaka Qaranka  inay tahay taa bedelaysa wax iyadda oo lagga fogaanayo cunfiga qaybiiliga ah ee inala degay  Kheyr-keen iyo Kheyr-xigeeheenba inagga reebay.

Abokor I Mohamud .

abokorm@hotmail.co.uk

Fikrada iyo Aragtida  gaarka ah ee Muwaadinka Jamahuuriyada Somaliland .

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews