berberatoday.com
Kooxda Kubada Cagta Ee Arsenal Oo Shaqadii Ka Eriday Toobabare Unai Emery
November 29, 2019 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa si rasmi ah shaqada uga ceydhisay macallinka reer Spain ee Unai Emery, sababa la xidhidha natiijooyinka xun ay kooxda la kulantay xilliyadii lasoo dhaafay.

Macalinka reer Spain ayaa isaga tagay Emirates Stadium 18 bilood kaddib markii uu qaaday mas’uuliyada kooxda ka dhisan waqooyiga magaalada London ee Arsenal.

Gunners ayaa haatan kaga jirta miiska kala sareynta horyaalka Premier League kaalinta siddeedaad, iyagoo guul gaadhay kaliya 4 Kulan kaddib 13 kulan ay ka ciyaareen Premier League.

War rasmi ah ee ka soo baxay saraakiisha kooxda Arsenal ayaa waxaa lagu yiri:

“Go’aankan ayaa la gaaray sababa la xiriira in waxqabadka iyo natiijooyinka aanan gaarsiisneyn heerkii loo baahnaa”.

“Waxaan kaga mahad celineynaa Unai Emery iyo asxaabtiisa dadaalkooda ku aadanaa in kooxda ay dib ugu soo celiyaan kooxda”.

“Waxaan kaga mahad celineynaa Unai Emery iyo asxaabtiisa dadaalkooda ku aadanaa in kooxda ay dib ugu soo celiyaan wadada guusha, waxaan u rajeeneynaa isaga iyo tiimkiisa mustaqbal wanaagsan”.

Warkan ka soo yeeray Arsenal ayaa lagu sheegay in maamulka kooxda ay kalsooni buuxda siiyeen awooda uu Freddie Ljungberg ku hogaamin karo Gunners xilliyada soo aadan.

Arsenal ayaa carabka ku adkeysay in raadinta macalin cusub ay haatan socoto, isla markaana natiijada lagu dhawaaqi doono marka heshiiska la dhameystiro.

 

Sources Goolfm.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews