berberatoday.com
Arsenal Oo Ugu Dambeyntii 8 Kulan Kadib Kusoo Laabtay Dhabaha Guusha West Ham Unated na Garaacday
December 10, 2019 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-Arsenal ayaa ugu dambeyntii ku soo laabatay wadada guusha, kaddib markii ay kaga adkaatay West Ham United 1-3, ciyaar ka tirsaneyd kulamada 16-aad ee horyaalka Premier League.

Qeybta hore ee ciyaarta ayaa lagu kala maray 1-0 ay ku hoggaamineysay kooxda martida loo ahaa ee West Ham United.

‏daqiiqadii 38-aad West Ham United ayaa hoggaanka u qabatay ciyaarta waxaana 1-0 ka dhigay Angelo Ogbonna, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Pablo Fornals.

Qeybta labaad marka dib leysugu soo laabtay labada dhinac ayaa waxay sameeyeen qaab ciyaareed aad u fiican, iyagoo abuuray fursado badan ee goolal loo filan karay.

Daqiiqadii 60-aad kooxda Arsenal ayaa heshay goolka barbaraha, waxaan ciyaarta 1-1 ka dhigay Gabriel Martinelli, waxaana goolkan ka caawiyay Sead Kolasinac.

Arsenal ayaa markan la wareegtay hogaanka ciyaarta waxaana daqiiqadii 66-aad 1-2 ka dhigay Nicolas Pepe, waxaana goolkan ka caawiyay saaxiibkiis Pierre-Emerick Aubameyang.

Daqiiqadii 69-aad Gunners-ka ayaa sii dheereysatay hoggaanka ciyaarta kaddib markii uu Pierre-Emerick Aubameyang dheesha ka dhigay 1-3, xilli uu caawinta goolkan lahaa Nicolas Pepe.

Ugu dambeyntii ciyaarta ayaa waxay ku soo idlaatay 1-3 ay guusha ku raacday kooxda Arsenal oo marti ugu aheyd West Ham United London Stadium.

SAWIRRO:

View image on Twitter

View image on Twitter

Source Goolfm.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews