berberatoday.com
Hoggaamiyaha Dalka Malaysia Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Cuna-qabataynta La Duldhigay Iran.
December 15, 2019 - Written by Berbera Today

Kuala Lambur(Berberatoday.com)-Raysal Wasaaraha dalka Malaysia Mahathir Maxamed oo hadal ka jeediyey shirka Doha 2019 (Doha Forum 2019) oo ka dhacay dalka Qatar ayaa sheegay in cunaqabatayna Maraykanku ku soo rogay dalka Iran ay xadgudub ku tahay shuruucda caalamiga ah, waxaanu tilmaamay in Qaramada Midoobay oo kaliyii ay cunaqabatayn karto dal.

“Malaysia ma taageerayso cunaqabataynaha dhinaca kaliya ah ee Maraykanka,  kana dhanka ah dalka Iran,” ayuu sidaasi ka sheegay Raysal Wasaaraha dalka Malaysia mar uu ka hadlayey shir Doha ka furmay oo uu goobjoog ka ahaa amiirka dalka Qatar, Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani, oo furmay maanta oo sabti ah.

Sanadkii la soo dhaafay, Madaxweynaha dalka Maraykanku waxa uu si dhinac kali ah uga baxay heshiiskii Maraykanka iyo  Iran ee Nuclearka (the 2015 Iran nuclear accord) isagoo sidoo kalena uu cunaqabatayno dheeraad ah uu ku soo rogay Shidaalka Iran ee dibada loo dhoofiyo iyo in la takooro ama la godoomiyo dhaqaalaha dalkaasi oo la saaro cadaadiska ugu sareeya “maximum pressure” si uu ugu sii naqaado awooda dalka Maraykanka sanadkan 2020-ga.

Hogaamiyahan 93-jirka ah ee dalka Malaysia ayaa balanqaaday inuu xilka ku wareejiyo ninka loo doortay hogaaminta dalkaasi ee Anwar Ibrahim.

 

 

 

Berberatoday.com,

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews