berberatoday.com
“Ka Dib Markii Xukuumadda Somaliland Si Xeerarka Dalka Iyo Xil-kasnimadaba Ka Baxsan Oo Bilaa Sabab Ah Iiga Joojisay Bandhig Suugaaneed Aan Reer Berbera La wadaagi Lahaa Hargeysa Ayaan Iskaga Noqday”Abwaan Xasan Daahi Ismaaciil Weedhsame
January 17, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame oo ahabeenkii xalay laga joojiyay bandhig suugaaneed uu la wadaagi lahaa bulshada reer Berbera ayaa qoraalkan ku baahiyay bartiisa Facebook oo aanu ka soo xiganay.

Waxaanu Yidhi”

“Ka dib markii Xukuumadda Soomaalilan si xeerarka dalka iyo xil-kasnimadaba ka baxsan oo bilaa sabab ah iiga joojisay Bandhig-suugaaneedkii aan reer Berbera la wadaagi lahaa, waxa aan dib ugu noqday Magaalada Hargeysa.

Waxan u mahad-celinayaa guud ahaan dadweynaha gobta ah ee reer Berbera, gaar ahaanna ‘Naadiga akhriska iyo qoraalka Berbera’ oo ahaa ciddii casuumada ii fidisay, isla markaan qabanqaabisay xafladan la iga hor istaagay. Waxan dhallinyarada reer Berbera ku bogaadinayaa hab-dhaqankii qaan-gaadhka ahaa ee ay kaga fal-celiyeen qalqaalinimadii xukuumaddu ku kacday.

Waxan sidoo kale u mahad-celinayaa asxaabtaydii reer Berbera, gaar ahaan macalimiintii aanu isku reer cammuud ahayn ee uu hormoodka u ahaa Cabdiqaadir Fartaag.

Haddii Alle idmo, Sidii wax u dhaceen iyo wixii aan la kulanay waxan la wadaagi doonaa warbaahinta.

 

ALLAA MAHAD LEH.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews