berberatoday.com
Safiirka Dalka Ingiriiska Oo Kulan La Yeeshay Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Muxuuse Ka Yidhi Dilkii Qisaasta Ahaa?
January 20, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Safiirka dalka ingiiska Uqaabilsan Somaliya Iyo Somaliland oo maal mahan Ku Sugnaa Caasimada Hargaysa ayaa kulan la yeeshay Gudoomiyaha maxkamada sare ee jamhuuriyada jsl Prof Aadan Xaaji cali.

Kulankan oo ahaa mid albaabadu xidhay yihiin ayaa wararka laga helayaa waxay tibaaxeen in safiirka dalka Uk uu kala hadlay gudoomiyaha maxkamada sare dilkii xukuumadu ku fulisay lix qof oo dilal ay gaysteen lagu fuliyay qisaastooda.

Dhanka kale Dawlada Ingiriiska ayaa xukuumada Somaliland usoo gudbisay mawqifka ay ka taagan tahay dilka lagu fuliyay dadka loo haystay dilalka ay gaysteen,

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews