berberatoday.com
Dacwad Ka Dhan Ah Cabdiraxmaan Guulwade Oo Loo Gudbiyay The Center For Justice And Accountability Oo Cariga Mareykanka Fadhigeedu Yahay
January 23, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay Hayada la yidhaah. The Center for Justice and Accountability oo fadhigeeduyahay dalka Mareykanka ayaa sheegaya in maanta oo ay bishan kowaad tahay 23, sanadkan 2020. La soo gaadhsiiyay dacwad ka dhan ah, kornayl Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen, oo ku magac dheer Cabdiraxmaan. Guulwade.

Dacwadaa oo ay soo gudbiyeen aqoon yahan ku nool carigan mareykanka gaar ahaa Caasimada Washington dc oo ka dhan ah kornaylka cabdiraxmaan, oo dhalasho ku leh carigan mareykanka, isla markaana ku nool magalada Columbus, ee gobolka Ohio, isagoo halkaas ku leh Macdaar lagu iibiyo gawaadhida la isticmaalay ( Use Cars).

Rag Dacwadan gudbiyay oo ah Muwaadiniin Somaliland udhashay oo dalkaas Mareykanka Ku nool ayaa ka danbaysay wareysigii uu Korneyl Guulwade siiyay Shabeelle Tv kuna sheegay in dadkii dawladii Kacaanka ahayd ku xasuuqday Somaliland inuu xaq ahaa dawlada maxamed Siyaad Bare uu ka ahaa Guulwadena ay Difaacaysay Midnimada dalka sida uu hadalka udhigay.

 

Wixii ka soo kordha waanu idinla socodsiin doonaa.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews