berberatoday.com
Labada Xisbi Mucaarid Oo Wada Jir Ula Kulmay Safiirka Denmark Ee Somaliya
January 23, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Hoggaanka Labada Xisbi Mucaarad ee WADDANI iyo UCID waxa ay maanta hadhimo sharafeed la qaateen Safiirka Dawladda Denmark u qaabilsan Soomaaliya Amb Mette Knudsen iyo Kuxigeenka Safiiradda Amb Nina Berg, kulankan oo ay labada Xisbi iyo Safiiraddu kaga wada hadleen dedaaladda loogu jiro qabsoomidda Doorashooyinka is barkan ee Golaha Wakiilada iyo Golayaasha Deegaanka iyo sidii xal looga gaadhi lahaa muranka Komishinka ee hadda taagan.

Hoggaanka labada Xisbi Mucaarad iyo Safiirradu waxa uu socday kulankoodu dhowr saacadood, iyaga oo isla meel dhigay baahida loo qabo in la helo golayaal aan muddo dhaaf ahayn, ugu dambeyn Hoggaanka Xisbiyada Mucaaradka iyo Safiirradu sida oo kale waxa ay ka wada hadleen guud ahaan xadhiga sii badanaya ee Siyaasiyiinta iyo saxafiyiinta lagu beegsanayo oo dhaawac weyn ku ah xorriyadda hadalka iyo dimuqraadiyadda dalka Somaliland.

Image may contain: 2 people, people sitting
Image may contain: 1 person, wedding
Image may contain: 4 people, people sitting, table and indoor
Image may contain: 4 people, people sitting, wedding, suit, table and indoor
Image may contain: 2 people, people sitting and table
Image may contain: 6 people, people sitting, table, wedding and indoor
Image may contain: 1 person
Image may contain: 9 people, people standing, suit and outdoor

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews