berberatoday.com
Proff. Ibrahim Meecaad Oo Si Adag Uga Hadlay Duulaan UU Sheegay Ay Somaliland Ku Hayaan Ismaaciil Gumar Geele Iyo Farmaajo.
January 25, 2020 - Written by Berbera Today

 Hargeysa(Berberatoday.com)-Prof Ibraahim  Maxamed Meecaad Oo kamid Aqoonyahan Reer Somaliland Ee ku Dhaqan Dalka Canada Ayaa farta ku fiiqay Duulaanka ay Somaliland ku yihiin Madaxwaynaha Jabuuti iyo Madaxwayne farmaajaja Muqdisho.

Sidoo kale Prof Ibraahim ayaa cadaawada Jabuuti iyo Muqdisho Ee Somaliland ku sifeeyay mid daba Socoto ficiladii ay hore shacabka Somaliland ugu xasuuqay  Taliskii Siyaad Bare oo adeer u ah farmaajo Iyo Doorkii Madaxwaynihii Hore ee Jabuuti Xasan Guuleed oo Isna Adeer u ah madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Isagoo sheegay in duulaanka ay wakhtigan wadaan uu yahay Janarayshankii Labaad ee Muqdisho Iyo Jabuuti  Oo Mar kale Ku Midaysan sidii ay  cadaawada ay kusoo qaadan Somaliland.

Dhanka kale Prof Ibraahim Meecaad ayaa shacabka Iyo xukuumada Somaliland ugu baaqay in ay ka baxaan Waxyaabaha yar Yar ee dhexdooda una midoobaan sidii meel looga soo wada jeedsan lahaa duulaanka jabuuti iyo muqisho oo wakhtigan keentay in Uu  Warbaahinta ka hadlo Cabdiraxmaan Guulwade oo kamid  xubnihii fuliyay xasuuqii shacabka reer Somaliland loo gaystay.

Halkan Hoose Ka Dhegayso Codka Prof Meecaad Oo Arrimahaasi Sharaxaya.

 

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews