berberatoday.com
Buuga Warjire Xog Iyo Xasuus Qor Uu Qoray Suxufiga Weyn Ee Ruugcadaaga Ah Ee Axmed Siciid Cige Oo So Baxay
February 15, 2020 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Buug La Magaca Baxay Warjire Xog Iyo Xasuus Qor Ee Suxufiga Weyn Ee Ruugcadaaga Ah ee Axmed Siciid Cige Qoray Ayaa Hada Uun Daawaha Laga Soo Qaaday Dhawaana Waxa Lagu Daahfuri Doono Caasimada Hargeysa Ee Somaliland Iyada Oo Gobolada Dalkana Uu Usoo Gudbi Doona.
 
Buuga Warjire Xog Iyo Xasuus Oo Kasoo Maxday Maskaxda Suxufiga Caanka Ah Ee Axmed Siciid Cige Oo In Kabadan 40 Sanadood Mihnada Saxaafada Kusoo Jiray Ahna Wariyihii Ugu Horeeyay Ee War Ka Tabiya Markii La Daahfuray Telefishnkii Somaliya Ee Muqdisho Sidoo Kalena Axmed Siciid Cige Waxa Idaacada BBC-da Laanteeda Afsomaliga Uu Kamid Ahaa Mudo 20 Sanadooda 1999 Ilaa 2019 Waxaanu Buugiisan Ku Qoran Oo Laga Akhrisan Doonaa Waayihii Iyo Wacyigii Uu Usoo Taagnaa Axmed Siciid Cige Mudadaas dheer Uu Mihnada Saxaafada Kusoo Shaqeynaayay
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews