berberatoday.com
Wasiirka Diinta iyo Awqaafta oo Furay Shirka 1-aad Ee Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka Somaliland H
February 23, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa maanta furay, isla markaana guddoomiyey shirka koowaad Guddiga Wacyigelinta iyo Dabar-goynta Mukhaadaraadka heer Qaran ee Somaliland.

Shirkaas oo ay ka sokow Wasiirka ka qaybgaleen Agaasimaha guud ee Wasaaradda Diinta Aadan Cabdillaahi Cabdalla iyo Garyaqaanka guud ee dowladda Cabdisamad Cumar Maal iyo Guddigaas oo ka kooban toban xubnood oo laba ka mid ahi Gabdho yihiin, ayaa waxaa lagu gorfeeyey qodobbo muhiim u ah guud ahaan shaqada Guddigaas.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews