berberatoday.com
“Xeebteena Badda Cas Waxaa Maanta Ka Taliya Jabuuti Iyo Farmaajo”Gudomiye Faysal.
February 23, 2020 - Written by Berbera Today

“Muuse Biixi 45min Ayuu Dalkii Somaliland Oo Dhan Ku Xaraashay,Wuxuna Sameeyay Khiyaamo Qaran, Reer Uu Dabada Galinayaana Maanta Majirto” Gudomiye Faysal Cali Waraabe.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Eedihii Ugu Cuslaa Usoo jeediyay madaxwayne muuse biixi cabdi oo uu ku eedeeyay khaayin aan mar qudha run sheegin

Sidoo kale Eng Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay qadarkaa lacagta uu ku qaatay in ay kulmaan farmaajo.

Dhanka kale Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyay in aanay dib u odhanayn Madaxwayne

Gudoomiye faysal ayaa shaaciyay in  bada cas ee Somaliland ay ka taliyaa jabuuti iyo farmaajo.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews