berberatoday.com
Garoowe: Puntland Oo Dad Uxidhay Qarax Sababay Dhimashada Iyo Dhaawaca Masuuliyiin Dhawr Ah
March 31, 2020 - Written by Berbera Today

Garoowe(Berberatoday.com)-Ciidammada Ammaanka Puntland, ayaa xalay howlgal culus oo ay ka sameeyeen xaafadaha magaalada Garowe waxay kusoo qabqabteen dad lagu tuhunsan yahay in ay ku lug leeyihiin weerarkii ismiidaaminta ee xalay lagu dilay guddoomiyihii gobolka Nugaal Cabdisalaan Gujir.

PUNTLAND

PUNTLAND

Puntland ayaa heshay xog la xidhiidhta qofka ismiidaamiyay sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha Puntland, waxaana iyadoo taas laga duulay ay ciidamadu soo xireen dad looga shakisan yahay inay xiriir dhow laleeyihiin ismiidaamiyaha.

Taliyaha ciidanka bilayska Puntland, sareeye gaas Muxyadiin Axmed Muuse ayaa saxaafada ku hadasha afka maamulka Puntland u sheegay in hay’addaha amnigu shaqo badan qabteen qaraxa kadib ayna horey u hayeen macluumaad badan.

Xaaladda magaalada Garowe ayaa caadigeedii kusoo laabatay, iyadoo goobta uu qaraxa ka dhacay dib loo furay saakay, inkastoo ay jirto feejigaan amni oo heerkeedu aad u sareeyo.

Waxaa goor dhow la filayaa in aas qaran loo sameeyo guddoomiyaha gobolka Nugaal, waxaana ka qeynb galaya madaxda Puntland.

Xigasho Hiiraan.com.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews