berberatoday.com
Muqdisho: Bukaan Laga Helay Cudurka Coronavirus Oo Kasoo Bogsaday
March 31, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Hal bukaan oo laga helay cudurka ‘COVID-19’ ee Soomaaliya ayaa soo kabsaday oo qarka u saaran in lagasii daayo isbitaal lagu karantiilay oo kuyaala magaalada Muqdisho, sida ay sheegtay wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya.

Agaasimaha Guud ee wasaaradda Caafimaadka ayaa ku taliyay in Axmed Yuusuf Yaasiin laga sii daayo isbitaal ay maamusho UN-ka Muqdisho ka dib markii laga waayay cudurka isagoo lagu sameyay laba baaritaan oo isku xigay.

Waxaa sidoo kale agaasimuhu xusay in seddex bukaan oo kale oo laga baaray lagana waayay cudurka lagasii daayo isbitaalka Amisom.

Saddexda qof ee cudurka laga waayay ayaa lagu kala magacaabaa Cabdicasiis Cabdirisaaq Cusmaan, Ducaale Jaamac Maxamuud iyo Ibraahim Maxamed Yaasiin.

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews