berberatoday.com
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Xaalado Kacsan Oo Ka Jira Dalka Jabuuti Iyo Ciidamo Gadoodsan Oo Ka Goostay!
March 31, 2020 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com0-Dalka Jabuuti Oo Kamid Dalalka Ugu Degan Wadamo Somalida Ee Geeska Africa ayaa waxaa maalmihii Udanbeeyay ka jiray xaalado kacsan oo shacabka reer jabuuti ku Abuuray war war baahsan kadib markii gadood Ay sameeyeen ciidamo katirsan kuwa qalabka sida ee dalka jabuuti.

Wararka laga helayo dalka jabuuti ayaa sheegaya in ciidamo tiro badan ay ka goosteen dalkaasi kuwaasi oo ay hormuud ka yihiin ciidanka cirka iyadoo sarkaal katirsan ciidanka cirku uu la goostay diyaarad nooca dagaalka ah kaasi oo fariin khal khal ku abuurtay maamulka jabuuti usoo diray shacabka iyo waxyaabaha ku kalifay in uu goosta si uu hormuud uga noqdo halgan humaysan oo dalkaasi lagu xoreeyo.

Sarkaal katirsan ciidanka cirka ee dalka jabuuti ayaa sheegay in ay ku kaliftay cadaalad darada ka jirta dalka jabuuti iyo cadaadis uu ku hayo madaxwaynaha dalka jabuuti shacabka kaasi oo dalka hogaaminayay mudo dheer.

Sidoo kale wararka dheeraadka ah ee laga helayo dalka jabuti ayaa sheegaya in ciidamo kale ay goostood dalka jabuuti  kuwaasi oo galay dalka itoobiya,

Halkan Kaga Bogo Warkan Oo Faah Faahsan

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews