berberatoday.com
Doorashada Itoobiya Oo Dib Loogu Dhigay Sababo La Xidhiidha Cudurka Coronavirus
April 1, 2020 - Written by Berbera Today

Addis Ababa(Berberatoday.com)-Guddiga Doorashada Qaran ee dalka Itoobiya ayaa ku dhowaaqay in uu joojinayo howlihii u diyaargarowga qabashada doorashada Itoobiya oo la qorsheynayay inay dhacdo bisha August ee sannadkan.

Dowlada iyo Ururada Mucaaradka ayaa soo dhoweeyay warkan ka soo baxay guddiga doorashada, iyadoo xilliga dowlada hadda haysa taladana ay ka dhiman tahay dhowr bilood.

Hase yeeshee waxaa la qorsheynayaa in baarlamaanka uu muddo kordhin u sameeyo dowladda uu hoggaamiyaha ka yahay Abiy Ahmed.

Waa markii ugu horreysay ee dowlad weyn oo Afrikaan ah ay dib ugu dhigto doorasho sababo la xidhiidha cudurka Coronaha.

Wadamo badan oo ku yaalla qaarada Afrika ayaa hore u qorsheystay in doorashooyin laga qabto sannadkan.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews