berberatoday.com
Qarax Miino Oo Ka Dhacay Magaalada Mudisho Oo Lagu Dilay Sarkaal Katirsanaa Ciidanka Milatariga Somaaliya.
April 2, 2020 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Qarax miino oo k adhacay magaalada muqdisho ayaa waxaa lagu dilay G/sare Cusmaan Muuse Maqaarow oo kamid ahaa saraakiisha Ciidanka Milateriga Soomaaliya, ayaa lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay degmada Hodan ee gobolka Banaadir.

Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerarkan oo ka dhacay inta udhaxaysa Tarabuunka iyo Isbitaalka Digfeer Ee magaalada Muqdisho.

Weerarkan ayaa sidoo kale waxaa waxyeelo ay kasoo gaadhay qaar kamid ah ciiddanka ilaalada sarkaalka la dilay oo la socday gaadhi tikniko ah ee uu qaraxu haleelay.

Al-shabaab ayaa waxay sheegeen inay weerarkan ku dileen sarkaalka iyo afar kamid ah ilaaladiisa, balse warar kale oo aan helnay waxay sheegayaan in dhimashadu tahay sarkaalka iyo hal askari.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews