berberatoday.com
Xukuumadda Somaliland Oo Ruqsadii Kala Noqotay Diyaaraddaha Fly Dubai Al Arabiya
April 3, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa shirkaddaha Fly Dubia iyo Air Arabia ku amartay in aanay ka soo degikarin garoomada Somaliland.

Warqad qoraal ah oo loo diray shirkadahan ayaa loogu sheegay in laga joojiyay Isticmaalka Garoomada Somaliland.

Sababta looga joojiyay Xukuumaddu ma caddayn laakiin warar qaar ayaa sheegaya in xukuumaddu ku tuhuntay shirkadahan in ay u hoggaansameen amarkii dawladda Soomaaliya.

Waddanka Imaraadka Carabta oo labadan shirkadoodba laga leeyahay ayaa iyagu joojiyay dhammaan Diyaaradaha Rakaabka.

Waxa xusid mudan in shirkadda Ethiopia Airline weli aanay joojin rakaabka ay keento kana qaado Hargeysa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews