berberatoday.com
Waxgarad Iyo Odayaal Si Adag Uga Hadlay Dhul La Siiyay Marwadii Marxuum Cigaal Oo Ay Ku Haystaan Jufada Hoose Ee Qoyska Madaxwayne Muuse Biixi”Daawo Muuqal
April 26, 2020 - Written by Berbera Today

“Madaxwaynaha Waxaan Leeyahay, Waxaa Aad Soo Qortay Ka Noqo, Hadii Kale Wixii Ka Dhaca Adiga Ayaa Masuul Ka Noqonaya”Baaqa Beesha Ciise Muuse.

Marwo kaluun Xaaji Daahir Oo Farta Ku fiiqday Waxa Ay Isku Hayaan Madaxwayne Muuse Biixi Oo Soo Taxnayd Ilaa Wakhtigii Marxuum Cigaal Talada Dalka Hayay.

“Dagaalka Haweenka Waalaysku Dilaa Muusoow, Aniguna Subeer Awal Ayaan Inan U Ahay”Marwo Kaltuun Xaaji Daahir.

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madax-dhaqameed iyo waxgarad Kasoo jeeda beesha ciise muuse ayaa  si adag u canbaareeyay dhul lasiiyay marwadii madaxwaynihii hore ee Somaliland marxuum cigaal oo dhawaan cabasho ka muujisay in dhulkii la siiyay ay ku haystaan qoyska madaxwayne muuse biixi cabdi.

Sidoo kale odoyaashan ayaa sheegay in aanay marnaba aqbalayn qoraal kasoo baxay madaxwaynaha Somaliland oo la xidhiidha dhulka marwadii madaxwayne cigaal marwo kaltuun xaaji daahir oo dhulkan uu siiyay madaxwaynihii hore ee somaliland daahir riyaale kaahin balse ay ku haystaan jufada hoose ee madaxwayne biixi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews