berberatoday.com
Shiinaha Oo Mareykanka Ku Eedeeyay Faafint Warar Shirqool Ah
May 26, 2020 - Written by Berbera Today

China(Berberatoday.com)-Wasiirka arrimaha dibadda ee Shiinaha ayaa ku eedeeyay Mareykanka in ay faafinayaan “shirqoolo iyo warar been abuur ah” ku saabsan feyriska Corona.

Eedeyntan waxaay sii hurinaysaa xiisadda u dhaxeeysa labada dal ee ka dhalatay maareynka cudurka safmarka ah ee Covid-19.

Mareykanka waxaa ku dhacay “Feyris siyaasadeed” oo ku qasbaya qaar ka mid ah siyaasiyiinta in ay si joogta ah u weeraraan Shiinaha, waxaa sidaasi Axaddii wariyayaasha u sheegay Wang Yi.

Waxaa uu Mareykanka ugu baaqay in uu “joojiyo waqti luminta iyo in dad badan ay u naf waayaan Corona” marka la eego jawaabta ay ka bixinayaan cudurka.

Xiisadda u dhaxeysa xukuumadaha Washington iyo Beijing ayaa cirka isku sii shareeraysay xilli uu feyriska sii faafayo.

Madaxwaynaha Mareykanka, Donald Trump, oo wajahaya dib u soo doorashadiisa sannadkan, ayaa lagu dhaliilay qaabkii uu ula tacaalay cudurkan safmarka ah ee Corona.

Waxaa uu marar badan Trump ku eedeeyay Shiinaha in ay isku dayeen in ay cudurka qariyaan.

Balse Axaddii, Mr Wang waxaa uu ku celiyay hadalkii Shiinaha ee ahaa in si masuuliyad ay ku dheehan tahay ay u ilaaliyeen caafimaadka dadwaynaha caalamka tan iyo intii uu cudurka dilaacay, bishii December.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews