berberatoday.com
Somaliland”Laba Ruux Oo Ugeeriyooday Xanuunka Covid19 Iyo 14 Qof Oo Cusub Oo Laga Helay
May 26, 2020 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Laba qof oo cusub ayaa cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Somaliland taas oo tirada dhimashada ka dhigaysa 17 qof sida uu sheegay Agaasimaha Guud ee wasaarada Caafimaadka Dr Maxamed Cabdi Xergeeye.

Labada qof ee ugeeriyooday xanuunka Covid19 waxay kala joogeen oo ku kala geeriyoodeen Hargeysa iyo Boorama 

Sidoo kale Waxa xanuunkan faafiya ee Caronavirus laga helay 14 qof oo cusub oo kusugan Magaalada Hargeysa

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews